Daawo Muuqaal Wiil Soomaaliyeed iyo Gabar u dhalatay dalka Norway oo Aroos cajiib ah wada dhigtay !!

Gabar u dhalatay dalka Norway ayaa soo xiratay ama ku soo labisatay dharka Hidaha iyo dhaqanka u ah Soomaalida ka dib markii uu guursaday Wiil Soomaaliyeed kaas oo baray inta badan Dhaqanka iyo dheesha Soomaalida.

Sidoo kale labada Qoys ee lamaanahaan is guursaday oo u kala dhashay dalalka Norway iyo Soomaaliya ayaa xaflada Arooskaan waxay ku soo bandhigeen hidaha iyo dhaqanka labadaan dal taas oo dad badan ka yaabisay qaabka ay labada dhinac iskula shaqeeyeen.

Email:- Info@puntlandnow.com

Xafiiska Wararka/Norway
Puntlandnow.com