gaas

C/weli Gaas oo Cuno qabateyn kusoo rogay Wasiirka Amniga Puntland

Ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan Madaxtooyada Puntland ayaa u xaqiijiyey warsidaha Puntlandnow inuu saxiixii wasaarada ...
Somaliland iyo Puntland

Wasiirka Amniga Puntland oo WANTED ka noqday Somaliland “Dhagayso”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cade ayaa sheegey in maanta laga bilaabo Xasan Cismaan Aloore oo ah ...
Rooble

Agaasimihii wasaarada duulista hawada Puntland oo geeriyooday

Waxaa ku geeriyooday magaalada Garowe Caasimada Puntland EEBE ha u naxariistee Agaasimihii guud ee Wasaaradda Duulista Hawada ...
Ciidanka-badda

“XOG CULUS ” Xiisada mashruuca PMPF iyo Cabsi ka jirta Bosaso

Waxa Socotay maalmahaan xiisad ka dhalatay ciidan loo qorayay ciidamada bada Puntland islamarkaana qeyb ka ah qorshaha sanad ...
muslim_students_killed_triptych_cc_img

Daawo Muslimiin ku hor tukaday aqalka cad ee Mareykanka

Tiro Muslimiin ah oo kunool Dalka Mareykanka ayaa salaadii Jimcaha waxa ay ku tukadeen afaafka hore ee Aqalka looga arimo ...
oil-in-puntland22-620x330

Shirkadii Sahminta Shidaalka Puntland oo loo hanjabay

Horn Petroleum oo ah shirkad ka shaqeysa shidaalka iyo saliid baarista ayaa sheegtay in ay joojin doonto joogitaankeeda ...
rejin_7

“Sawiro” Wasiiro Xukuumada Soomaaliya oo maanta xilalka la wareegay

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho siyaabo kala duwan uga dhacay munaasabado balaaran oo ay xilka kula kala wareegayeen qaar ...
denn_9

Daawo Sawiro weerarkii labaad oo xalay ka dhacay Copenhagen

Waxaa xalay mar kale uu weerar dhaliyay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Magaalada Copenhagen ee caasimadda dalka Denmark, ...
qq4

“Sawiro” Kooxo hubeysan oo weerarey Farshaxaniiste caayey NNKH

Telefeshinada Caalamka ayaa goor dhow shaaciyay in Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ay weerar culus ku qaadeen Goob lagu caweeyo ...
X6

(Sawiro) Baarlamanka Puntland oo ka qeybgalay Shirka Ganacsiga IGAD

Xubno kamida Baarlamanka Puntland oo ka qeyb galay Shirka Ganacsiga IGAD Wafti uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka Guddiga ...